Muqdisho —
Dawladda Soomaaliya ayaa furtay xarunta dhexe ee kaydka daawada, taas oo dowladdu ay sheegtay inay daboolayso baahida ay dadweynaha Soomaaliyeed u qabaan daawo tayo leh oo la hubiyey badqabkeeda.
Munaasabad ka dhacday Muqdisho oo uu ka qaybgalay Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre waxaa warbixintan inooga soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.
Madal