Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Danjire Xasan Weli Sheekh Xuseen oo geeriyooday


Calanka Soomaaliya
Calanka Soomaaliya

Allah ha u naxariistee waxaa dalka Sacuudiga ku geeriyooday Danjire Xasan Weli Sheekh Xuseen oo soo noqday danjiraha Soomaaliya u fadhiya Sweden, Norway, Denmark, Iceland iyo Finland, Qaramada Midoobay iyo Jaamacadda.

Geerida Danjiraha waxaa warbixintan kasoo diray wariyaha VOA-da ee Qaahira Xuseen Saxnuuni.

Danjire Xasan Weli Sheekh oo geeriyooday
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:03 0:00

XS
SM
MD
LG