Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Danjire Salaad Cali Jeelle oo faah-faahiyey khilaafkii dowladdii Farmaajo iyo Jabuuti


Salaad Cali Jeelle
Salaad Cali Jeelle

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Djibouti Salaad Cali Jeelle, oo haatan ku sugan dalkan Maraykanka ayaa wareysi ay VOA la yeelatay kaga hadlay xiriirka Soomaaliya iyo Djibouti iyo saameynta ay shaqadiisa ku yeellatay mugdigii diplomaasiyadeed ee u dhaxeeyay dowladda Djibouti iyo maamulkii Madaxweynihii hore ee Somaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Danjire Salaad Cali Jeelle, waxaa magaalada Minneapolis ku wareystay weriyaheena Maxamuud Mascadde.

Salaad Cali Jeelle.mp3
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:39 0:00

XS
SM
MD
LG