Beledweyne —
Dagaal ayaa xalay ka dhacay magaalada Beeledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, kaasi oo u dhaxeeyay ciidamo kala taabacsan Dowlad Goboleedka Hirshabeeelle iyo kuwa taabacasan maamul la magac baxay Hiiraan State.
Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay tiro kalena wey ku dhaawacmeen.
Wariyaha VOAda Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan kasoo diray magaalada Beledweyne.
Madal