Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaal 'lagu jabiyay Al-Shabaab' oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe


Xoogga dalka

Dagaal culus oo u dhaxeya Dadka degaanka oo taageero ka helay ciidamada dowlada iyo kooxda Al-shabaab ayaa shalay galinkii dambe ilaa xalay fiidkii ka socday degaanka Ceel-dheere oo ka tirsan degmada Adan Yabaal ee Gobalka Shabellaha dhexe.

Dagaalka ayaa geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac labada dhinac ah.

Guddoomiyaha degmada Maxaas Muumin Maxamed Xalane oo ku sugan furinta dagaalka ayaa xalay uga waramay wariyaha VOA-da ee magaalada Baledweyne Xuseen Xasan Dhaqane.

Dagaal lagu jabiyay Al-shabaab oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:13 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG