Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaal ka Dhacay Gobolka Bakool


Dagaal ka Dhacay Gobolka Bakool

Dagaalka u dhaxeeya maleeshiyada kooxda al-Shabaab iyo xoolo dhaqo hubeysan ayaa maanta ka dhacay duleedka degmada Xudur ee gobolka Bakool.

Dagaalka ayaa bilowday markii xoolo-dhaqato hubeysan ay weerar ku soo qadeen goob ay kooxda Al-shabaab ku uruurinayeen xoollo sako ahaan ay Al-shabaab ku soo qaaday.

Xoolo-dhaqatadan ayaa xoog ku furtay xoolo gaaraya 200 oo neef oo geel ah.

Ugu yaraan 3 qof ayaa dagaalkaasi ku dhintay.

XS
SM
MD
LG