Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaal beeleedyo mar kale ka dhacay gobolka Sh/Dhexe

Middle Shabelle
Middle Shabelle

Dagaal beeleedyo soo laalaabtay ayaa waayadii dambe horseeday inay dad ku dhintaan qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha Dhexe.

Dagaalkii ugu dambeeyay, oo ay beelo ay isku dileen maalmihii la soo dhaafay, waxa uu ka dhacay deegaanno hoostaga degmada Mahaddaay.

Ciidamo ka socda dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamulka Hir-Shabeelle ayaa la geeyay deegaanka uu dagaalku ka dhacay.

Wasaaradda dib u heshiisiinta dowladda HirShabeelle, ayaa sheegtay inay ku dadaalayaan sidii loo heshiisiin lahaa beelaha colaaddu dhexmartay.

Jamaal Axmed Cismaan ayaa arrimahan ka wareystay Axmed Maxamed Sheekh Cabdullaahi (Axmed Nayroobi) oo ah wasiir ku-xigeenka dib u heshiisiinta iyo nabadeynta maamulka HirShabeelle.

Dagaal beeleedyo mar kale ka dhacay gobolka Sh/Dhexe
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:07 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG