Beledweyne —
Dadka magaalada Beledweyne ayaa kusoo laabtay guryahooda kadib markii ay barakiciyeen daadadkii dhowaan dhacay.
Dhinaca kalena fatahaadaha ayaa sii adkeeyey xaaladdii shaqo la’aanta ee mahgaalada ka jirtay, sida uu kusoo warramayo weriyaha VOA Xuseen Xasan Dhaqane.
Madal