Dadka ku nool Magaalada Beledweyne ayaa maalintii labaad wajahaya dhibaatada uu geysanayo fatahaadda Webiga Shabelle, waxaana fatahaaddan ay saameyn ku yeelatay dhan walba oo nolosha dadweynaha ah.
Wariyaha VOA-da ee Baledweyne Xuseen Xasan Dhanqane ayaa warbixintan Beledweyne kasoo diray.