Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee Boorama oo waxbarashada laga caawinayo


Boorama
Boorama

Dadka baahiyaha gaarka ah qaba ayaa duruufo adag kala kulma inay helaan goobo waxbarasho, oo iyaga u gaar ah, hase ahaatee waxaa jira, dugsiyo ay door ka ciyaareen dad samafalayaal ah oo loo sameeyey inay si gaar ah waxbarasho ugu fidiyaan dadkan.

Dugisyadan ayaa waxaa ka mid ah Dugsiga Karaamo oo ku yaalla magaalada Boorama ee gobolka Awdal.

Weriyaha VOA Haashim Sheekh Cumar Good ayaa waraystay Saleebaan Muuse Ducaale, oo ah khabiir bartay daryeelka dadka baahiyaha gaarka ah qaba, kana mida dadka caawiya dugsigan.

Dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee Boorama oo waxbarashada laga caawinayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:27 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG