War Deg-Deg ah

Dadaallo loogu gurmanayo dadka ay abaaruhu saameysay oo ka socoda Minnesota

Cali Xaaji Cabdinuur
Cali Xaaji Cabdinuur

Soomaalida ku dhaqan gobolka Minnesota iyo guud ahaan dalkan Mareykanka ayaa wada dadaallo lacago loogu ururinayo dadka ay abaartu saameysay ee ku nool Soomaaliya.

Dadaalkan ayay guddiyada howshan u taagan u isticmaalaan baraha Bulshada, Masaajidda iyo munaasabado waaweyn oo ay dadku lacago badan ku yaboohaan.

Guddoomiyaha Hey’adda HARO Cali Xaaji Cabdinuur ayaa arrintan uga warramaya wariyaheenna Jacfar Kukay.

Wareysiga dadaallada gurmadka abaaraha Minnesota.mp3

No media source currently available

XS
SM
MD
LG