Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dadaallo lagu hormarinayo Af-Soomaaliga oo ka socda Hargeysa


Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa
Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa

Deeggaanada Soomaalida ee Geeska Afrika waxaa ka jira dhaq-dhaqaaqyo la doonayo in lagu hormario Afka Somaaliga, oo laga digay inuu halis ugu jiro inuu dabbargo'o.

Magaalada Hargeysa, aqoonyahanno ku xeel-dheer Afka Hooyo ayaa muddo toddobaad ah bixinayay casharo lagu baranayay qoraal curinta, xeerarka iyo waliba soo bandhiggida sheekooyinka iyagoo qoraal ah.

Xarunta dhaqanka Hargeysa oo howshan fududeysay ayaa sheegtay in hadafku yahay in la soo saaro qoraayadii dadka hagi lahaa oo afkoodana qaabeyn lahaa.

Warbixinta waxaa Hargeysa ka soo diray Khadar Cakule.

Dadaallo lagu hormarinayo Af-Soomaaliga oo ka socda Hargeysa
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:32 0:00

XS
SM
MD
LG