Hargeysa —
Iyadoo ay wali socdaan dadaallada lagu doonayo in nabad lagu dhameeyo xiisadda ka dhalatay kooxda hubaysan ee ku sugan Buurta Gacan Libaax ee Somaliland ayay Ururada Bulshada rayid ah waxay maanta ku baaqeen in la mideeyo ergooyinka nabadda.
Khilaafkan ayaa keenay in dagaal dhacay 11-kii bishan ay ku dhintaan 9 askari, 17 kalena ay ku dhaawacmeen.
Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule
Madal