Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dadaal dib loogu howlgelinayo isbitaalka Jalalaqsi oo la billaabay


Isbitaalka guud ee magaalada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan waxa uu ka mid yahay isbitaallada aanan fulin adeegyada caafimaad ee dadweynaha muddo tobnaan sano ah.

Aqoonyahanka iyo waxgaradka magaalada ayaa hadda bilaabay wadatashi ay uga arrinsanayaan sidi markaan loo howlgelin lahaa isbitaalka.

Warbixintan waxaa Baladweyne kasoo diray Xuseen Xasan Dhaqane.

Dadaal dib loogu howlgelinayo isbitaalka Jalalaqsi oo la billaabay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:46 0:00

XS
SM
MD
LG