Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad ku Dhintay Weerar ka Dhacay Mandheera


Dad ku Dhintay Weerar ka Dhacay Mandheera
Dad ku Dhintay Weerar ka Dhacay Mandheera

Ugu yaraan 4 qof ayaa dhintay kaddib markii niman hubeysan ay weerar ku qaadeen gaari marayay meel u dhow degmada Mandheere ee gobolka woqooyiga bari ee Kenya.

Afartan qof ee dhintay ayaa waxay ka tirsanayeen wasaaradda waxbarashada ee dowladda Kenya.

Weerarkan ayaa kii ugu dambeeyay ee weerarro is xig xiga oo ka dhacayay gudaha waddanka, taasoo daba socota howlgallada military ee ay Kenya ku gashay Soomaaliya iyadoo baacsanaysa xoogagga al-Shabab,

Dowladda Kenya ayaa Al-Shabaab ku eedeysay afduubyo dhowr ah oo waddankeeda loogu geystay dad shisheeye ah oo lagala tallaabay xuduudda.

XS
SM
MD
LG