Beledweyne —
Ilaa seddex qof oo ayaa gaajo ugu dhintay magaalada Baledweyne. Dadka dhintay iyo kuwa xaaladda adag wajahaya ayuu maamulka magaalada ku sheegay inay yihiin dad go'doon ku ah magaalada oo awoodi waayay in ay fatahaadda ka baxsadaan.
Warbixintan waxaa soo diray wariyaha VOA ee Baledweyne Xuseen Xasan Dhaqane.
Madal