War Deg-Deg ah

Dad badan oo ku barakacy fatahaad ka dhacday Xudur

Daadka Xudur
Daadka Xudur

Qoysas ayaa ku baracakay magaalada Xuddur ee caasimadda gobolka Bakool, oo ay ka dhaceen fatahaadaha daadad ka dhashay roobab ka da’ay.

Maamulka Degmada ayaa la sheegayaa ina kulan la qaateen Hay’adaha Samafalka si loogu gargaaro dadka barakacay. Mas’uuliyiinta ayaa sheegay in daadadka ay ka barakaceen in ka badan 1300 qoys.

Warbixintan waxaa soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Dad badan oo ku barakacy fatahaad ka dhacday Xudur

No media source currently available

XS
SM
MD
LG