Toronto —
Gobollo ka tirsan dalka Canada ayaa illaa iyo bishii July ee sanadkan waxaa dhibaato ku hayey dab ka kacay keymaha, kaasi oo saameyn weyn ku yeeshay dadka deggen magaalooyinka dalkaasi.
Dabka ayaa sababay in dad badan oo ay Soomaali ku jiraan ay ka barakacaan deegaannadooda, sida uu ku soo warramayo wariyaha VOA-da Xuseen Nuur Xaaji.
Madal