Jalalaqsi —
Cunto la’aan iyo xaalad bani’aadannimo oo khatar ah ayaa laga soo sheegayaa degmada Jalalaqsi iyo deeggaanno hoos yimaada kadib markii Wabiga Shabelle uu qararka goostay kuna fatahay deegaannadaas.
Guddoomiyaha degmada Jalalaqsi Nuur Maxamed Absuge (Nuur Dheere) ayaa xaaladda halkaasi ka jirta uga warramay wariyaha VOA ee gobalka Hiiraan Xuseen Xasan Dhaqane.
Madal