Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cumar Cabdirashiid oo ka digay in dekad la siiyo Itoobiya


Cumar Cabdirashiid
Cumar Cabdirashiid

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ka digay deked la siiyo oo ay maamulato Itoobiya, oo uu sheegey in aan la xakameyn karin siyaabaha ay u adeegsaneyso.

Cumar Cabdirashiid, oo wareysi siiyey VOA, ayaa sidoo kale waxa uu sheegey in loo baahan yahay xasilooni siyaasadeed oo ay wadagaaraan dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada dalka.

Hadalka ra’isul wasaarihii hore ayaa imaanayaa xilli dowladda federaalka ay difaacdey go’aankeeda heshiiskii Itoobiya, iyadoo sheegtey in ay u taagan tahay difaaca dalka iyo dadka.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa ugu horeyn weydiisey Cumar Cabdirashiid sida uu u arko heshiiskii labada dal iyo booqashadii u danbeysey ee uu madaxweyne Xasan Sheekh ku tegay Addis-Ababa.

Cumar Cabdirashiid oo ka digay in dekad la siiyo Itoobiya
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:47 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG