Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cudurka daafka oo maalmahan kusoo badanaya Muqdisho


Muqdisho
Muqdisho

Dhaqaatiirta Indhaha ee Muqdisho ayaa sheegay in toddobaadyadii ugu danbeeyey caasimada ay ku soo badanayeen bukaanada qaba cudurka daafka, kaas oo ah xanuun ku dhaca indhaha, si dhaqsi ahna ugu faafa meelaha ay bulshadu ku badan tahay.

Haddaba saameynta cudurka daafka ama bakooraha uu ku yeesho qofka uu asiibo iyo qaabka lagu daweyn karo ayuu wariyaheena Muqdisho Xasan Kaafi Qosyte ka wareystay Dr. Cabdisamad Xasan Haye, oo ah agaasimaha Isbitaalka Indhaha Mustaqbal ee Muqdisho.

Cudurka daafka oo maalmahan kusoo badanaya Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:09 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG