Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cirro oo rajo la'aan ka muujiyey wada-hadalladii Muuse Biixi


Cirro
Cirro

Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ayaa rajo la’aan ka muujiyay wada-hadalladii ay 24-kii bishan la yeesheen Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Musharax madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay kullankaasi iyo waxyaabihii ay uga wada hadleen.

Kadib shirka Jaraa’id ayuu u waramay wariyaha VOA-da Khadar Maxamed Cakule.

Cirro oo rajo la'aan ka muujiyey wada-hadalladii Muuse Biixi
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:46 0:00

XS
SM
MD
LG