Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciraaq iyo Iiraan oo gaaray heshiis ka dhan ah koox Kurdi ah


Dalalka Ciraaq iyo Iiraan ayaa shalay heshiis ku gaaray inay hub ka dhigis ku sameeyaan kooxda Kurdida Iiraan ee ku sugan waqooyiga dalka Ciraaq, islamarkaana ay ka raraan xubnaha kooxdan saldhigyada ay hadda ku sugan yihiin.

Warbixin ay arrintan ka qortay wakaalada wararka ee Associated Press, waxaa soo jeedinaya Cabdixakiim Shirwac.

Ciraaq iyo Iiraan oo gaaray heshiis ka dhan ah koox Kurdi ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:29 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG