Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidan cusub oo lagu wareejiyay amniga qeybo ka mid ah Muqdisho


Muqdisho
Muqdisho

Dowladda Soomaaliya ayaa xilligan waxa ay dadaal xoogan ugu jirtaa xaqiijinta ammaanka caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, iyada oo ciidan boolis ah oo cusub xalay lagu bedelay ciidan sanadihii lasoo dhaafay ku sugnaa baraha ciidan ee wadada Wadnaha.

Qaybta guud ee booliska gobolka Banaadir ayaa xilligan wax ka bedel ku samaynaya baraha ciidan ee magaalada horayna waxa uu wax kaga bedelay taliyaasha booliiska ee saldhigyada Muqdisho.

Warkan waxaa noo haya Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Amniga Muqdisho m4a
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:01:26 0:00

XS
SM
MD
LG