Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamada Ukraine oo dib Ruushka uga qabsaday magaalo istiraatiijii ah


Ukrainian troops pose for a photo in Lyman
Ukrainian troops pose for a photo in Lyman

Ciidamada Ukraine ayaa dib u qabsaday magaalo kale oo istiraatiiji ah oo ku taalla bariga dalkaasi oo lagu magacaabo Lyman, iyada oo wasaaradda gaashaandhigga ee Ruushka ay shalay xaqiijisay inay ciidankoodu ka baxeen magaaladaasi.

Warbixin ay qortay VOA iyo wakaaladaha wararka waxaa warbixintan inooga haysa Caasha Ibraahim Aadan.

Ukraine oo dib u qabsatay magaalo istiraatiiji ah.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:45 0:00

XS
SM
MD
LG