Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamada dowladda oo sheegay inay gacanta ku hayaan Aadan Yabaal


Ciidamada
Ciidamada

Ciidamada dowladda ayaa sheegay inay si buuxda gacanta ugu hayaan degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, oo 245 km dhinaca waqooyi ka xigta magaalada Muqdisho.

Ciidamada ayaa waxaa gacan ku siiyay qabashada magaalada maleeshiyaadka degaanka ee loo yaqaano Macawisley.

Taliye ka tirsan ciidamada dawladda ayaa sheegay inay ciidanku gacanta ku hayaan balse uu sidoo kale socdo miino baaris.

Xuseen Xasan Dhaqane ayaa warbxiintan inoo soo diray.

Ciidamada dowladda oo sheegay inay gacanta ku hayaan Aadan Yabaal
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:42 0:00

XS
SM
MD
LG