Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Ciidamada dowladda oo la wareegay deegaanno ka tirsan Shabeellaha Dhexe


Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo iskaashanaya ayaa la sheegey inay la wareegeen deegaanno ay Al-shhabaab hore u joogeen oo ka tirsan gobolka Shabellaha Dhexe.

Maalmihii ugu dambeeyay waxa gobolkaasi dhaq dhaqaaqo ciidan ka waday xubno xildhibaanno iyo siyaasiyiin, kuwaas oo hormuud ka ahaa howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.

Xildhiban Maxamuud Cabdulaahi Axmed (Abuukaate) oo ka mid ah xubnahaasi aya isaga oo ku sugan furinta waxaa qadka telefoonka uu ugu warramay Jamaal Axmed Cismaan oo Washington jooga.

Ciidamada dowlada oo la wareegay deegaanno ka tirsan shabellaha dhexe.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:31 0:00

XS
SM
MD
LG