War Deg-Deg ah

Ciidamada dowladda oo dib u qabsaday Goofgaduud

Ciidamada
Ciidamada

Ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa maanta dib u qabsaday degaanka Goofguduud ee gobolka Bay oo dhowaan un ay ciidanku halkaas kasoo baxeen, Al-Shabaab-na ay qabsadeen.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Ciidamada dowladda oo dib u qabsaday Goofgaduud

No media source currently available

XS
SM
MD
LG