Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamada dowladda iyo Galmadug oo qabsaday Shabeelow


Ciidamada dowladda
Ciidamada dowladda

Mas’uuliyiin ka tirsan maamul goboleedka Galmudug ayaa maanta tagay deegaanka Shabeellow oo ay dib u qabsadeen ciidamada maamulka iyo kuwa dowladda federaalka oo is-garabsanaya.

Mas’uuliyiinta tagtay waxaa ka mid ahaa Wasiirka Amniga Galmudug Maxamed Adan Gaboobe. Weriyahayaga Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq ayuu uga warramay qabsashada Shabeellow.

Ciidamada dowladda iyo Galmadug oo qabsaday Shabeelow
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:07 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG