Baydhaba —
Ciidamada dawladda Soomaaliya iyo maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa shalay dagaal uu ku dhexmaray degaanka Goofguduud ee gobolka Bay.
Warkan waxaa Baydhaba kasoo diray weriyaha VOA Mukhtaar Maxamed Catoosh.