Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idinku haynaa qubanayaal aad u xiiso badan oo idin raaligelin doona. Sidoo kalana waxaa marti ku ah fannaanka aanu codkiisu duugoobin ee Shariif Cabdalla Xuseen.
Qeybtii labaad ee wareysi aan la yeelanay fanaanka oo ku sugan Xerada Qaxootiga ee Al-kharaz ee dalka Yemen.
Barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso qaybta hoose.