Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caweyska Washington: September 25.2010


Barnaamijka Caweyska Washington waxaad ku maqli doontaan qodobo aad u xiiso badan.

Qodobada aad ku maqli doontaan barnaamijka Caweyska Washington waxaa ka mid ah:

Gabar 5 jir ah oo ku luuqeyn doonta heestii Keynaan ee Waving Flag.

  • Sanqoole iyo riyo uu ku maalo dalka Uganda.
  • Colaadda Soomaaliya ka socota oo dadku ay qaati ka joogaan.
  • Abwaanada dambe ee Soomaaliyeed oo caawa heeso soo bandhigi doona.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Cali Cabdi Xaraare.

XS
SM
MD
LG