Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caweyska Washington: Abwaan Cabdullaahi Xirsi Baarleex


Caweyska Washington: Abwaan Cabdullaahi Xirsi Baarleex
Caweyska Washington: Abwaan Cabdullaahi Xirsi Baarleex

Abwaan Cabdullaahi Baarleex waxa uu barnaamijkan kaga hadli doonaa arrimo badan oo ay ka mid tahay cayaarta dhaantada.

Barnaamijka Caweyska qodobada aan idiin ku hayno waxaa ka mid ah, Abwaan Cabdullaahi Xirsi Baarleex oo ka sheekeynaya sida uu ku guursaday xaasaska faraha badan iyo sida uu ku curiyo dhaantada.Haweenay Bakhtiyaa nasiib ku heshay $95 milyan doollar. iyo qodobo kale.

Barnaamijka waxaa magaalada London inoogu soo diyaariyay Cabdisalaam Ibraahim Hareri.

XS
SM
MD
LG