Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caweyska: Khadiija C. Dalays (Q.2aad)


Banaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idinku haynaa qaybtii labaad ee wareysiga fanaanadda Khadiijo C/laahi Daleys. Waxaan sidoo kale idinku maqashiineynaa sheekooyin xiiso leh oo ay ka mid tahay waddanka Maraykanka oo laga shareysto maalin Jimce ah oo bishuna tahay 13.

barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso qaybta hoose.

XS
SM
MD
LG