Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cawayska Washington iyo Abwaan Cali Guure


Cawayska Washington iyo Abwaan Cali Guure
Cawayska Washington iyo Abwaan Cali Guure

Cawayka Washington ee toddobaadkan qodobada ku jira wareysiyo aan la yeelanay weriye Max'ed Caddow, Abwaan Cali Guure iyo Rooda Maash

Qodobada ku jira barnaamijka Cawayska Washington ee toddobaadkan waxaa ka mid ah;

1-Weriyaha TV-ga Al-Jazeera Max'ed Caddow oo ka hadlay waxyaabaha la yaabka leh ee uu ku soo arkay Koonfurta Sudan,

2- Wraeysi aanu la yeelanayn Abwaanka Cali Ca/lle Guure

3-Fanaannada Reer Djibouti ee Rooda Daahir (Rooda Maash) oo ka hadlaysa taariikhda fankeeda.

XS
SM
MD
LG