Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cawayska iyo Idiris Cigaal


Barnaamijka waxaa marti u ah weriyaha rug caddaaga ah Idiris Cigaal oo ka warramayaha waayaha warbaahinta iyo nolosha.

Barnaamijka waxa kale oo aad ku maqli doontaan qodob ay ka mid yihiin:

Nin Somaali ah oo 10 sanno ku xidhan dalka Israil oo dhinaca uu u dhaafo garan la'.

Sidoo kale waxaad ku maqli doontaan muran ka dhash ay halxidhaalihii todobaakii hore.

Barnaamijka oo dhamaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

XS
SM
MD
LG