Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caawa iyo Cawayska Washington


Waa barnaamijkii xiisaha lahaa ee Cawayska Washington, oo aad ku maqashaan maaweelo, majaajilo iyo muusig kale.

Waa barnaamijkii xiisaha lahaa ee Cawayska Washington, oo aad ku maqashaan maaweelo, majaajilo iyo muusig kale.Qodobbada aan caawa idinkugu heyno waxaa kamid ah: tartan xagga suugaanta ah oo lagu qabtay magaalada Burco, magacyada af-Talyaaniga iyo magaalada Muqdisho, ammaanta geela iyo degmada Guriceel, Max'ed Saleebaan Tubeec iyo taariikhda suugaanta, iyo waliba hal-xiraalaha toddobaadka.

Qodobbadaas oo dhan waxaad uga boganeysaan Barnaamijka Cawayska Washington.

XS
SM
MD
LG