Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cawad oo ka Hadlay Warqadda XKMG


Cawad oo ka Hadlay Warqadda XKMG
Cawad oo ka Hadlay Warqadda XKMG

Xildhibaan Cawad Axmed Cashara ayaa sheegay in aysan habooneyn in xukuumaddu ay warbaahinta ku faafiso warqaddii ay qortay.

Xildhibaan Cawad Axmed Cashara ayaa wareysi uu siiyay VOA waxa uu kaga hadlay, warqad uu ra'iisal wasaare Maxamed Cabdulaahi Farmaajo u diray guddoomiyaha baarlamaanka, kaasoo uu ku dalbaday in kulan deg deg oo wadatashi ah ay yeeshaan baarlamaanka iyo guddi xukuumadda ka socda.

Cawad Cashara ayaa sheegay in xukuumaddu aysan ku habooneyn inay faafiso qoraalkaasi.

Wuxuu sheegay in ay diyaar u yihiin in xukuumadda ay kala hadlaan wixii sharciga waafaqsan.

XS
SM
MD
LG