Boqolaal kun oo qof ayaa ka qeybgalay caleemasaarkii madaxweyne Obama oo lagu qabtay magaalada Washington.
Sawirro: Caleemasaaarka Madaxweyne Obama
9
Ka qeybgalayaasha caleemasaarka oo ruxaya calanka Maraykanka.
10
Haweenayn sidata calaamad ay ku sawiran yihiin Obama iyo Biden oo ay ku qoran tahay, "Waan joogay halkaasi", Jan. 21, 2013.
11
Labada gabdhood ee uu dhalay Obama ee Malia iyo Sasha soo galaya goobta caleemasaarka.
12
Madaxweyne Obama oo galaya goobtaxafladda caleemasaarka ee Aqalka Capitol Hill.