Boqolaal kun oo qof ayaa ka qeybgalay caleemasaarkii madaxweyne Obama oo lagu qabtay magaalada Washington.
Sawirro: Caleemasaaarka Madaxweyne Obama
13
Secretary of State Hillary Clinton and former President Bill Clinton speak with former President Jimmy Carter at the ceremonial swearing-in for President Barack Obama at the U.S. Capitol in Washington, Jan. 21, 2013.
14
Ciidamada amniga oo taxan wadada Pennsylvania Avenue ee Washington, intii aysan bilaaban caleemasaarka 57aad ee madaxweynaha Maraykanka.
15
Dad u gacmo haatinaya madaxwyne Obama iyo kuxigeenkiisa Biden iyagoo saaran baabuurkooda limousine, Jan. 21, 2013, in Washington.
16
Madaxweyne Obama iyo Senator-ka New York, UChuck Schumer, oo madax u ah guddiga isku-dhafka ah ee congresska u qaabilsan xafladdaha caleemasaarka, Washington, DC.