Boqolaal kun oo qof ayaa ka qeybgalay caleemasaarkii madaxweyne Obama oo lagu qabtay magaalada Washington.
Sawirro: Caleemasaaarka Madaxweyne Obama
5
Madaxweyne Barack Obama oo gacmaha ruxaya kadib khudbadii uu ka jeediyay xafladda caleemasaarkiisii, Jan. 21, 2013.
6
Madaxweyne Barack Obama oo ka hadlaya xafladda caleemasaarka ee guriga Capitol Hill, Jan. 21, 2013.
7
Dadka ka qeybgalay xafladda caleemsaaarka madaxweyne Obama, Jan. 21, 2013.
8
Goobta ay ka dhacday xafladda caleemasaarka Obama, Washington, Jan. 21, 2013.