Boqolaal kun oo qof ayaa ka qeybgalay caleemasaarkii madaxweyne Obama oo lagu qabtay magaalada Washington.
Sawirro: Caleemasaaarka Madaxweyne Obama
1
Obama oo la dhaarinayo
2
Barack Obama, oo uu dhaarinayo guddoomiyaha maxkamadda sare John Roberts xafladii caleemasaarka ee ka dhacday aqalka Capitol Hill, iyadoo ay la taagan tahay xaaskiisa Michelle iyo labadiisa gabdhood ee Sasha iyo Malia.
3
Dadka faraha badan ee ka qeybgalay xafladda caleemasaarka Obama, Washington, January 21, 2013.
4
Fanaanada Beyonce oo ka heesaysa xafladda caleemasaarka Madaxweyne Obama, Washington, January 21, 2013