Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Burburkii Dowladnimo (Qeybtii 4aad)


Burburkii Dowladnimo (Qeybtii 4aad)
Burburkii Dowladnimo (Qeybtii 4aad)

Qeybtani waxay ku saabsan tahay Sidee ayay Soomaalidu ku soo ceshan kartaa dowladnimadeeda, Waana dood ay ka qeybgelayaan aqoonyahanno.

Ka dib 20 sano oo qalalaase siyaasadeed iyo dagaalo sokeeye oo ay ragaadiyeen dalka, sidee ayay Soomaalidu ku soo ceshan karaan dowladnimadooda. Barnaamijkan oo ah barnaamij dood ah waxaa ka qeygelaya Maxamed Xashi Cigaal oo horey u ahaa madaxii wadaxaajoodka dowladda Soomaaliya iyo Itoobiya, haatanna ah guddoomiyaha xisbiga Soomaali Nation State oo haatan ku sugan magaalada London, Prof. Maxamed Cabdi Gaandhi, oo ah aqoonyahan cilmiga bulshada horeyna wasiir uga soo noqday dowladda KMG ah ee Soomaaliya, waxa uu haatan ku sugan yahay magaalada Niarobi, Prof. Cali Jimcaale Axmed oo bare ka ah Jaamacadda City University ee magaalada New York, iyo qoraaga Faysal Cabdi Rooble oo jooga magaalada Los Angels ee gobolka California.

Barnaamijka Haaruun Macruuf ayaa soo jeedinaya.

XS
SM
MD
LG