Boosaaso —
Maamulka degmada Carmo ee gobolka Bari iyo bulshada deegaanka ayaa magaaladaasi ka hergaliyay dhismaha waddooyin dhowr ah, kuwaas oo ku yimid iskutashi bulsho sida uu maamulka sheegay iyadoo dadka deegaankana ay si weyn usoo dhoweeyeen.
Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan ka diyaarisay.