Muqdisho —
Qoysas tiradoodu gaarayso 360 oo igu soo jira haween, caruur iyo dad waayeel u badan oo kasoo barakacay deegaannada ay abaaruhu ku dhufteen ayaa soo gaaray duleedka Muqdisho xilli dowlada Soomaliya ay gargaarkii ugu horreysay shalay gaarsiisay degmada Xudur ee gobolka Bakool.
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.