Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Boorama: Arday u fadhiisatay imtixaanka deeqa waxbarasho


Boorama
Boorama

Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal waxaa lagu qabtay imtixaan ay u fadhiisteen ardaydii ugu horraysay ee deeq waxbarasho ka helay dalka Ethiopia.

Ardayda ka gudubta imtixaankan ayaa fursad u heli doona inay waxbarasho bilaash ah ka helaan Jaamacadaha ku yaalla dalka Ethiopia.

Warbixintan waxaa soo diray weriyaha VOA Haashim Sheekh Cumar Good.

Boorama: Arday u fadhiisatay imtixaanka deeqa waxbarasho
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:26 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG