Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Booliska Puntland oo qoranayaa 500 oo dhallinyaro


Puntland Police Garowe
Puntland Police Garowe

Dhallinyarada waxbaratay ee Puntland ayaa loogu baaqayaa inay ku biiraan ciidanka booliska, si hlkaasi ay uga helaan fursado shaqo islamarkaana ay u daboolaan baahida loo qabo boolis xirfadle ah oo ku shaqeyn kara nidaamka casriga ee Technoolojiga.

Sanidihii u dambeeyay meelo badan oo ka mid ah Soomaaliya waxaa kusoo badanayay dhallinyarada aqoonyahanka ah ee ku biiraya ciidamada.

Taliska booliks Puntland ayaa sheegay inay soo gaareen codsiyo ilaa 800 oo ah dhallinyaro doonaya inay biiraan booliska, kuwaas oo 500 boqol ka mid ah ay shaqaaleysiin doonaan

Wariyaha VOA-da Yuusuf Maxamuud Yuusuf ayaa arrimahaan ka waraystay, Taliye ku-xigeenka hoggaanka xiriirka dadweynaha ee booliska Puntland G/Sare Cabdirisaq Ismaaciil Xassan.

Booliska Puntland oo qoranayaa 500 oo dhallinyaro
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:12 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG