War Deg-Deg ah

Booliska Muqdisho oo qabtay qof looga shakisan yahay dilka gabar caruusad aheyd

Muqdisho
Muqdisho

Booliiska magaalada Muqdishu ayaa sheegay inay qabteen qof looga shakisan yahay inuu ku lug lahaa dilka gabar caruusad ah oo habeen hore lagu dilay toogasho ka dhacday magaalada xilli loo sii waday guriga ay ku aqal-geli lahayd.

Warbixintan waxaa Muqdishu inooga soo diray.

Booliska Muqdisho oo qabtay qof looga shakisan yahay dilka gabar caruusad ah.mp3

No media source currently available

XS
SM
MD
LG