Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Booliska Bari oo sheegay inay qabteen ajaanib ka tirsan Daacish iyo Al-Shabaab


Boosaaso
Boosaaso

Taliska qeybta Booliska goboika Bari ee Puntland ayaa sheegay in howlgallo ay ka sameeyeen magaalada Boosaaso ay kusoo qabteen tiro rag ah oo ajnabi ay ku jiraan kuwaasi oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin kooxaha Daacish iyo Al-Shabaab oo ka dagaallanta deegaannada bariga Puntland.

Wariyaha VOA-da ee magaalada Bosaso Faaduma Yaasiin Jaamac ayaa howlgallada iyo dadka lagu soo qab qabtay ka waraysatay taliyaha Qaybta Booliska gobolka Bari Col. Cabdiqaadir Jaamac Dirir.

Booliska Bari oo sheegay inay qabteen ajaanib ka tirsan Daacish iyo Al-Shabaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:59 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG