Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Biriq xoolo ku dishay gobolka Hiiraan


Hiiraan
Hiiraan

Wararka ka imanaya degaan hoos yimaada degmada Maxaas ee gobolka Hiraan ayaa sheegaya in biriq ay ku dishay xoolo door ah oo ay lahaayeen dad reer guuraa ah.

Cali Cabdi Aamin oo ku nool Tuulada Sumlo oo hoostagta degmada Maxaas ee gobalka Hiiraan ayaa VOA u sheegay in xoolihiisu ay ka mid ahaayeen kuwa ay biriqdu laysay kadib roobab xooggan oo da’ay. Tirada xoolaha ay biriqdu dishay ayaan VOA si madaxbannaan u xaqiijin.

Wariyaha VOA ee gobalka Hiiraan Xuseen Xasan Dhaqane ayuu uga waramay xaalada qoysaskii xoolaha lahaa sida ay dhibaatada ku soo gaartay.

Biriq xoolo ku dishay gobolka Hiiraan
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:58 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG